Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaalada adag ee ka taagan magaalada Laascaanood
War saxaafadeed caawa kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool. Dowladda federaalka ayaa ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinka ka socda Laascaanood, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato. … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaalada adag ee ka taagan magaalada Laascaanood
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed